Regia Anglorum
Regia Anglorum (waa weedh waqti hore ah oo macnaheedy yahay Boqortooyooyinkii Ingiriiska)
waa mis ka mid ah kuwa ugu waaweyn adduunyadan eek u hawlan noolaynta taariikhdii hore ee casrigii
midhiifalka iyo dib u soo kicinta dadyowga. Ururkani wuxu diiradda saaraa noloshii dhinacyada
milateriga iyo shicibka ee Ingiriiska sannadihii AD 900 ilaa 1100. Regia Anglorum imika waa urur
caalamiya 00 39 jirsaday, inkastooy xaruntiisu tahayIngiriiska waxay xubno ku
leeyihiin addunkoo dhan oo ay ka mid yihiin Woqooyiga Maraykanka, Afrikada Koonfureed, Iskandaniifiya
iyo Bariga Yurub.
Dib u soo noolaynta dagaako waa hore la ilaaway waxay ka mid tahay bandhigyada ay u soo bandhigandadweynaha,
waana qayb keliya oo ka mid ah hawlaha ururkan. Xubno badani waxay dib u eegayaan farsamooyinkii hidaha iyo
dhaqanka sida qori-qorista, xaradhka, maaska, dhagax-qorka iyo waxyaalo kale oo aanu ku jirin milaterigu.
Hawlahaasi waxay ka mid yihiin Noloshii Xilligii madoobaa, waxana lagu soo bandhigaa bandhigyo sannadka oo
dhan.
Ka eeg hoos bandhigyadayada soo socda:
11 Luuliyo 2026 (Sabti) – 12 Luuliyo 2026 (Axad)
Goobta: Lincoln Castle, Lincolnshire
Lambarka boostada: LN1 3AA
18 Luuliyo 2026 (Sabti)
Goobta: Westonbirt Arboretum, Gloucestershire
Lambarka boostada: GL8 8QS
18 Luuliyo 2026 (Sabti) – 19 Luuliyo 2026 (Axad)
Goobta: Waterbeach, Cambridge, Cambridgeshire
Lambarka boostada: CB25 9PQ
18 Luuliyo 2026 (Sabti) – 19 Luuliyo 2026 (Axad)
Goobta: Beacon Country Park, Upholland, Lancashire
Lambarka boostada: WN8 7RU
25 Luuliyo 2026 (Sabti)
Goobta: Kingston-upon-Thames, Surrey
25 Luuliyo 2026 (Sabti) – 26 Luuliyo 2026 (Axad)
Goobta: Ipswich, Suffolk
Lambarka boostada: IP3 8UH
01 Agoosto 2026 (Sabti) – 02 Agoosto 2026 (Axad)
Goobta: Evesham, Worcestershire
Lambarka boostada: WR11 4SS
01 Agoosto 2026 (Sabti) – 02 Agoosto 2026 (Axad)
Goobta: Lochgilphead, Argyllshire
Lambarka boostada: PA31 8NX
29 Agoosto 2026 (Sabti) – 31 Agoosto 2026 (Isniin)
Goobta: Kent County Showground, Detling, Kent
Lambarka boostada: ME14 3JF
05 Sebteembar 2026 (Sabti) – 06 Sebteembar 2026 (Axad)
Goobta: Vines Park, Droitwich, Worcestershire
Lambarka boostada: WR9 8LU
12 Sebteembar 2026 (Sabti) – 13 Sebteembar 2026 (Axad)
Goobta: St Mary the Blessed Virgin, Sompting, Lancing, Sussex
Lambarka boostada: BN15 0AZ
12 Sebteembar 2026 (Sabti) – 13 Sebteembar 2026 (Axad)
Goobta: Horningsea, Cambridgeshire
Lambarka boostada: CB25 9JH
19 Sebteembar 2026 (Sabti)
Goobta: Abingdon, Berkshire
Lambarka boostada: OX14 3HG
26 Sebteembar 2026 (Sabti) – 27 Sebteembar 2026 (Axad)
Goobta: Sherwood Pines, Nottinghamshire
Lambarka boostada: NG21 9JL
10 Oktoobar 2026 (Sabti) – 11 Oktoobar 2026 (Axad)
Goobta: Battle, Sussex
Lambarka boostada: TN33 0AE
20 Febraayo 2027 (Sabti) – 27 Febraayo 2027 (Sabti)
Goobta: York, Yorkshire
Lambarka boostada: YO1 9RY
01 Maajo 2027 (Sabti) – 03 Maajo 2027 (Isniin)
Goobta: Kimbolton, Huntingdonshire
Lambarka boostada: PE28 0EA
02 Maajo 2027 (Axad)
Goobta: Retford, Nottinghamshire
Lambarka boostada: DN22 7BE
23 Maajo 2027 (Axad)
Goobta: Wantage, Royal Berkshire
Lambarka boostada: OX12 8AB
05 Juun 2027 (Sabti) – 06 Juun 2027 (Axad)
Goobta: Rochester, Kent
Lambarka boostada: ME1 1SW
12 Juun 2027 (Sabti) – 13 Juun 2027 (Axad)
Goobta: Lytham St Annes , Lancashire
26 Juun 2027 (Sabti) – 27 Juun 2027 (Axad)
Goobta: Locko Park, Derbyshire
Lambarka boostada: DE7 4PQ
10 Luuliyo 2027 (Sabti) – 11 Luuliyo 2027 (Axad)
Goobta: Brougham, Penrith, Westmorland
Lambarka boostada: CA10 2DE
31 Luuliyo 2027 (Sabti) – 01 Agoosto 2027 (Axad)
Goobta: Wallingford, Royal Berkshire
Lambarka boostada: OX10 0BD
28 Agoosto 2027 (Sabti) – 30 Agoosto 2027 (Isniin)
Goobta: Detling , Kent
Lambarka boostada: ME14 3JF
25 Sebteembar 2027 (Sabti) – 26 Sebteembar 2027 (Axad)
Goobta: Sherwood Pines , Nottinghamshire
Lambarka boostada: NG21 9JL
16 Oktoobar 2027 (Sabti) – 17 Oktoobar 2027 (Axad)
Goobta: Battle, Sussex
Lambarka boostada: TN33 0AE